Home / Social Media (page 2)

Social Media

K/Simaha Madaxweynaha oo kulan la qaatay ciyaartoy Soomaaliya u mataleysa ciyaaraha caalamiga ah ee Chess-ka

K/Simaha Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya ahna Guddoomiyaha Baarlamaanka Prof. Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa maanta kulan gaar ah la yeeshay ciyaartoy Soomaaliya u mataleysa ciyaaraha caalamiga ah ee Chess-ka oo ku sii jeeda magaalada Baku ee dalka azerbaijan. Kulankaan oo ...

Read More »

SUXUFI HANTAY KALSOONIDA BULSHADIISA

Si kasta oo ay ahaataba waxaan ka fursan waayey in aan Qoro Maqaallkaan waayo waa waajib  saaran in qof kasta oo Bulshadiisa waxau qabtey  la muuiyo, Tan kale waxay Tani Daliil u tahay oo ay  Muujineysaa hadii aan nahay Suxufiyiin ...

Read More »

Haweenka Muqdisho ku shiray oo walaac ka muujiyay heshiiska madasha “2016-ka waa sanadkii isbedelka” (Dhageyso)

Magaalada Muqdisho waxaa maanta ka dhacay kulan ay isugu yimaadeen ururrada u dooda arrimaha haweenka, waxaana kulankaasi oo soo qabanqaabisay Wasaaradda looga hadlay qaar ka mid ah qodobada ka khuseeya iyo qoondada ay ku leeyihiin doorashooyinka dadban ee dalka ka ...

Read More »

Wasiir Odowaa: “Shaqadaan aad hadda heysaan waxay soconeysaa ilaa sanadka 2020-ka”

Wasiirka arrimaha gudaha Dowladda xilligeedu sii dhacayo ee Federaalka Soomaaliya C/raxmaan Maxamed Xuseen Odowaa ayaa khudbad dhinacyo badan taabaneysa waxa uu ka jeediyay magaalada Baydhaba ee xarunta gobolka Bay halkaasi oo lagu soo qatimay kulamo dowladaha hoose uga hadlayeen arrimahooda. ...

Read More »

Ciyaartoy ka tirsan Shataranjiga Soomaaliya oo ka qeyb galeysa tartan ka dhacaya dalka Azerbaijan

Magaalada Baku ee wadanka Azerbaijan waxaa bisha Septembar ee sanadkaan ka dhacaya ciyaaraha caalamiga ah Shataranjiga Adduunka, kaasi oo ay ka soo qeyb gelayaan ciyaartoyda Xiriirada Chess-ka 190-dal, waxaana dalalkaasi ka mid ah Soomaaliya. Ciyaarahaan caalamiga ah oo bilaabanaya 11-ka ...

Read More »

Marwa Sahra oo baaq u jeedisay caalamka, farriin gaar ahna u dirtay Soomaalida (Video)

Marwada koowaad ee Madaxweynaha Dowladda Soomaaliya Sahra Cumar Xasan ayaa ka hadashay xaaladda wadanka oo ay sheegtay inuu ka daalay dagaallo sokeeye iyo burbur, sidaasi daraadeedna ay tahay inaan loo kala harin gurmadka lagu samatabixinayo bulshada qeybaheeda kala duwan. Mama ...

Read More »

Beelaha Haweye oo kulan xasaasi ah ku yeeshay Muqdisho

Beelaha Hawiye ayaa maanta waxaay magaaladda muqdisho ku yeesheen kulan xasaasi ah kaas oo ay kaga hadlaayeen Qodobo Muhiim ah oo ku aadan aayaha Dambe Iyo Mustaqbalka Beelweeynta hawiye ee xiligaan ay ku sugantahay. Kulankaan oo ay siweeyn uga hadleen ...

Read More »

Digniin laga soo saaray howlaha caafimaad ee uu bulshada u hayay isbitaalka Deva oo Dowladda xirtay

Maamulka Isbitaalka Deva ee magaalada Muqdisho ayaa war culus ka soo saaray xaaladda isbitaalka iyo adeegyada caafimaad ee uu bulshada u hayay, iyadoona digniin laga soo saaray khatar caafimaad oo soo wajahday bukaanada ku jira isbitaalka oo dhowaan albaabada la ...

Read More »

Ciyaartooydda Goboladda /Hiiraan & Sh/Dhexe ee ka Qeybgalaya Ciyaaraha G/Dalka oo Xalay loo sameeyay Casuumaad + Sawirro

Kadib markii ay u soo baxeen Ciyaartoyda G/Hiiraan iyo Sh/dhexe Ciyaraha  Semifinalka ayaa waxaa Habiinkii xalay ahaa Magaaladda Muqdisho loogu sameeyay Kooxahaasi ka qeeyb galaayaTartanka  Ciyaraha Goboladda Dalka Casuumaad Casho sharaf ah ka Gadaal markii ay Shalay Galab Ciyaartii ka ...

Read More »

Beel si gaar ah u daldalaneyso raashin mucaawino ah

Iyadoo lagu gudo jiro dhamaatka bisha barakeysan ee Ramadaan ayaa waxaa jirta in si rasmi ah ay u bilowmatay bixinta raashiin baaxad weyn oo dowlada Turkiga ay ugu tallagashay in la gaarsiiyo shacabka Soomaaliyeed kuwooda tabaaleysan. Macaawinadan baaxada leh ayaa ...

Read More »