Home / Social Media (page 20)

Social Media

Xaflad lagu sagootinayey halyeeyadii K Koleyga X/Taako oo Muqdisho ka dhacdey + Sawirro

Xaflad balaaran oo lagu sagootinayey ciyaaryahanadii hore ee Kubadda koleyga Qaranka iyo Jeenyo Xawo Sheekh Axmed X/Taako oo degan dalka England ayaa lagu qabtey Baarka weyn ee Liido Sea Food ee degmada C/casiis gobolka banaadir. Xafladaasi ayaa waxaa kasoo qeybgaley ...

Read More »

Olombikada Soomaaliya iyo Olympafrica oo tartan kubadda cagta ku qabtey xarunta Muqdisho + Sawriro

Gudiga Olombikada qaranka Soomaaliya ayaa iyaga oo fulinaya balan qaadyadooda ku aadan horumarinta Sportiga dalka, dhinacwalba  waxaa ay garoonka dugsiga Jabuuti oo dhowaan loo aqoonsadey xarunta soo saarista ciyaartoyda Da’yarta ee  Grass roots) ku qabteen tartan kubadda cagta oo  dhexeeyey ...

Read More »

Xiriirka Shataranjiga Soomaaliya oo ka qeyb gelaya coyaaro ka dhacaya Toromso, Norway

Xiriirka Shataranjiga Soomaaliya ayaa shaaciyay inuu ka qeyb gelayo tartan ciyaareed ka dhacaya magaalada Toromso ee wadanka Norway, tartankaas oo uu qabanayo Xiriirka Chess Olympiad isla markaana ay ka qeyb gelayaan ciyaartooy ka kala socota dalalka caalamka. Guddoomiyaha Xiriirka Shataranjiga ...

Read More »

Xiriirka Soomaaliyeed ee Cayaaraha Fudud oo kulan horumarinta iyo qorshaha mustaqbalka ku yeeshay Dubai + Sawiro

Kulan looga hadlaayay horumarinta iyo qorshe-sanadeedka 2014 – 2016 ee Xiriirka Soomaaliyeed ee Cayaaraha Fudud ayaa lagu qabtay magaalada Dubai ee dalka Imaraadka Carabta,iyadoo xubno katirsan GOS lagu casuumay shirkaasi. Shirka oo uu shir gudoominayey gudoomiyaha XSCF Prof, Maxamed Cali ...

Read More »

Ciyaaryahan Jurru: “Sariir ayaan saaranahay waxanan u baahanahay abaalkii aan ku difaacay Soomaaliya”

Dalka Soomaaliya waxaa uu soo maray bur bur dhinac walba leh,taasi oo dhalisey dhibaatooyin dhinaca nolosha ah oo heysata qaar kamida ciyaartoydii iyo fanaaniintii caanka ahayd oo bulshada kala sinaa dhibtaasi. Waxaa maanta gurigiisa ku booqaney laacibkii khadka dhexe ee ...

Read More »

Somali children benefit from generous donation by the Nation’s basketball mother.

In what has been recognized as an ‘unprecedented’ move, Somali basketball Federation vice president for techniques, development and international relations Mrs. Hawa Sheik Ahmed (Hawa Taako) has on Sunday presented a generous donation of different kinds of basketball equipment to ...

Read More »

Djibouti celebrates world women’s day with football tourney

As the whole world celebrated the International women’s day, Djibouti Football Federation has marked the global occasion with football competition held for female soccer teams that came to an end here in the capital Djibouti on Saturday, 8th of march ...

Read More »

Kooxda Zidani oo cashar u dhigtay Young Boys‏ + Sawirro

Xidigaha cuslaaday ee Zinedine Zidane iyo Ronaldo ayaa ka soo muuqda mar kale shaashaha caalamka iyagoo wata koox koox ka kooban xiddigihii hore ee kubada cagta ku caanbaxay, waxayna ka qeyb qaadanayay kulanka sannadle ah oo looga soo horjeeda faqriga. ...

Read More »

FIBA oo Siminaar dhinaca garsoorayaasha kubadda koleyga ka furtey Muqdisho + Sawiro‏

Tababar lagu baranayo waxyaabihii  ugu danbeeyey ee kusoo kordhay garsoorka kubadda koleyga ee caalamka  ayaa waxaa uu ka furmey Hoolka xarunta cusub ee Gudigga Olombikada Soomaaliyeed ee GOS,iyadoo ay kasoo qeybgaleen Madaxda Wasaaradda Sportiga gaar ahaan Wasiirka,Agaasimaha,Gudiga Olombikada,qaar katirsan madaxda ...

Read More »