Home / Social Media (page 30)

Social Media

Garoonka Conis Stadium waa la arrad tiray laakiin inta lagu cunay ayaa ka badan!!

Garoonka K/Cagta Conis Stadium oo ah aabaha garoomada ciyaaraha Soomaaliya waxaa la furay sanadihii Kontomeeyadii, waxaana uu ahaa mid in muddo ah loo naawilayay sidii dayactir aad u ballaaran loogu sameyn lahaa maadaama uu garoonkaasi dhisan yahay in ka badan ...

Read More »

Xiriirka Shataranjiga Soomaaliya oo ka warbixiyay shirka caalamiga ah ee Chess-ka adduunka

Guddoomiyaha Xiriirka Shataranjiga Soomaaliya Axmed Xasan Cabdi (Wataac) ayaa markii ugu horeysay ka hadlay shirka caalamiga ah ee Chess-ka adduunka oo ka dhacay magaalada Stonia Tanal ee wadanka Finland lagu soo gabagabeeyay. Waxa uu sheegay Guddoomiyaha Xiriirka Shataranjiga Soomaaliya Md. ...

Read More »

Dib u dhaaac mudo kooban ah oo ku yimid cayaartii supper cup-ka

Injineerada ka shaqeynaya garoonka kubada cagta ee Stadium Banaadir ayaa saaka kusoo war geliyay xiriirka Soomaaliyeed  ee kubada cagta  in dib u dhac koobani uu ku yimid shaqooyin ay damacsanaayeen in ay dhameystiraan ka hor kamaalinta khamiista ah  taasina ay ...

Read More »

Elman iyo Banaadir oo isku arkaya Supper Cup-ka

Waaxda tartamada ee xiriirka Soomaaliyeed ee kubada cagta ayaa ku dhawaaqday xiliga la qabanayo cayaarta koobka koobabka ee sanadka 2013-ka waxaana xiriirku shaaciyay in cayaartaasi ay ka dhici doonto garoonka Stadium Banaadir 17-ka bishan oo ku beegan Khamiista inasoo aadan. ...

Read More »

Kooxaha Heerka labaad K/Cagta Soomaaliya oo sharci darro ku tilmaamay ganaaxii dhawaan soo baxay

Qaar kamida Kooxaha Kubadda Cagta Soomaaliya ayaa jawaab kabixiyey ganaaxii dhawaan lasaaray Kooxo kamida kooxaha heerka 2 aad ganaaxaas oo ay ku tilmaameen inuu yahay mid sharciga lagu gees maray isla markaana eex ku dhisnaa. Xiriirka Soomaaliyeed ee Kubadda Cagta ...

Read More »

Garsooreyaal Soomaaliyeed oo Tababar loo furay + Sawirro

Xiriirka Soomaaliyeed ee kubada cagta ayaa maanta tababar aqoon kororsi ah garoonka Stadium Banaadir uga furay garsooreyaasha heerka 1-aad ee kubada cagta dalka Soomaaliya, waxaana tababarkaas casharo ka bixinaya macalimiin dhawaan tababar heer caalami ah oo noociisu ahaa FIFA Futuro ...

Read More »

Soomaaliya oo kaalinta 1-aad ka gashay FIFA Futuro III

Gabagabadii tababarka caalamiga ah ee FIFA u qabato macalimiinta garsooreyaasha ee loo yaqaano FIFA Futuro III Course ayaa Soomaaliya waxaa la siiyay kaalinta 1-aad kaddib markii Cali Maxamed Axmed oo ka socda Xiriirka Soomaaliyeed ee kubada cagta la siiyay abaal ...

Read More »

Xiriirka K/Cagta Soomaaliya oo ganaaxay 4 ka mida xulka qaranka iyo masuliyiin

Xiriirka Soomaaliyeed ee kubada cagta ayaa ganaax saaray afar ka mid ah ciyaartoyda xulka qaranka Soomaaliya oo laga ganaaxay dhamaan cayaaraha gudaha iyo dibada muddo hal sano ah oo ka bilaabaneysa maanta oo Axad ah bishuna tahay October 6, 2013. ...

Read More »

Naadiga ILS oo markii ugu horeysay ka mid noqday afarta kooxood ee ku dagaalami doonta K/Koleyga Jan. Daa’uud (warbixin+Sawiro)

Tan iyo markii maamul cusub loo doortey Xiriirka Kubadda Koleyga ayaa waxaa soo bidhaamaya hormar dhinaca ciyaartaasi kubadda Koleyga ah,iyadoo ay soo kordheen tayada iyo helitaanka ciyaaryahano ciyaarta kolleyga. Maamullka xiriirka ayaa qabtey tababaro dhinacyo badan sida Garsoorka,Tababarayaasha,maamulka iyo ciyaartoydubawaxaana ...

Read More »

Daawo Filimka todobaadka ee FIFA oo diirada lagu saaray Soomaaliya

Iyadoo xiriirka kubada cagta aduunka ee FIFA uu xooga saarayo horumarinta kubada cagta Soomaaliya ayaa filim documentry ah oo soconaya 4 daqiiqo iyo 44 ilbiriqsi oo lasoo dhigay shabakada FIFA.com maanta oo khamiis ah waxaa FIFA ay u aqoonsatay filimka ...

Read More »