Home / Social Media (page 4)

Social Media

Maxaad ka ogtahay 10-ka xiddig ee ugu taajirsan kubada cagta 2015?!!

Ciyaaryahanka Real Madrid Ronaldo oo sanadkan noqday xiddiga ugu fiican Adduunka ayaa ah sidoo kale ciyaaryahanka ugu taajirsan xiddigaha kubada cagta, Goal.com ayaa sameysay qiimeyntan,waxaana halkan idinku soo gudbineynaa 10-ka ciyaaryahan ee ugu taajirsan kubada cagta sanadka 2015. Cristiano Ronaldo ...

Read More »

Qof Taageere Isboorti oo lagu dilay garoonka Banadir Stadium

Garoonka K/Cagta Banadir Stadium waxaa markii ugu horeysay tan iyo markii dib u habeynta lagu sameeyay ka dhacay dil, kaddib markii qof bastoolad ku hubeysan uu gudaha garoonkaasi ku toogtay mid ka mid ah taageerayaasha daawanayay ciyaar xiiso leh oo ...

Read More »

Madaxweynaha Jubbaland State oo kulan la yeeshay Bahdii Sportiga ee J/Hoose + sawiro

Waxaa kulan balaaran oo looga hadlayey qaabkii kor loogu qaadi lahaa dhaq-dhaqaaqa Sportiga ee deegaanada Jubadda Hoose wada yeeshay Ciyaaryahanadii iyo Madaxda Sportiga ee Gobolka Jubada hoose gaar ahaan kuwa iminka ku sugan Kismaayo iyo Madaxweynaha Jubbaland State Axmed Madoobe. ...

Read More »

Arsenal iyo Everton oo galabta ciyaar xiiso badan yeelanaya

Arsenal ayaa Emirates kusoo dhaweyn doonta Everton kulan xiiso badan oo ka tirsan Premier League, iyadoo dooneysa ineey iska meyrto ceebtii ka soo gaartay kulankii Champions League ka soo gaartay waxayna dooneysaa iney u dagaalanto booskeeda Champions League. Kulankaan ayaa ...

Read More »

WHO oo digniin ka soo saartay khatar ku soo wajahan dhallinyarada adduunka

Ururka Qaramada Midoobay u qaabilsan dhinaca caafimaadka ee WHO ayaa warbixin uu soo saaray waxa uu ka digay in kala bar dadka ku dhaqan adduunka ay khatar ugu jiraan dhego la’aan soo wajahda. WHO ayaa sheegtay in dadka caalamka ku ...

Read More »

Gaadiidka iyo Elman bareejo ku kala baxay galabta

Kooxaha Gaadiidka iyo Elman ayaa barbaro ku kala baxay kulanka ka tirsan horyaalka heerka koowaad ee Soomaaliya oo dhawaan soo idlaaday. Ciyaartan oo ka dhacday garoonka Banaadir ee degmada C/casiis ayaa labadii qeyboodba la isku mari waayey goolal la’aan 0-0. ...

Read More »

Barcelona iyo Juventus oo si isku mid ah uga badiyay Man City iyo Dortmound

Kooxaha Barcelona vs Juventus ee ka kala dhisan Wadamada Spain vs Talyaaniga ayaa ka kala badiyay Lugta hore ee Wareega 16 ee Koobka Champions liguae 2014-2015 Naadiyada Man city vs B.Dort Mound waxaana ay ku kala Qaarajiyeen min 2-1. Kulanka ...

Read More »

Kooxaha Jeenyo iyo Saxafi FC oo galabta barbaro ku kala baxay

Kooxda kubadda cagta LL.PP. Jeenyo ayaa galabta iska lumisay fursad ay ku qaban kartay hoggaanka horyaalka heerka koowaad ee Soomaaliya, kaddib markii ay barbaro goolal la’aan 0-0 la dhaafi waysay naadiga Saxafi FC. Ciyaartan ayaa qeybtii hore lagu kala nastay ...

Read More »

Xiddigga Cristiano Ronaldo oo qarka u saaran inuu jebiyo rikoorka u yaala Leonel Messi

Xiddiga reer Portugal Cristiano Ronaldo una ciyaara kooxda Real Madrid ayaa afar dhibcood ku qabatay hogaanka horyaalka La Liga kadib 2-0 ay ku direen Elche waxaana ay ka faa’ideysteen guuldaradii Barcelona. Rikoorada ciyaarta Real Madrid ka gaartay Elche guusheedii 8 ...

Read More »