Home / Social Media (page 42)

Social Media

Cudurkii shuban biyoodka ee ka jiray Beled-weyne oo la shaaciyey inuu isku bedelay Daacuun

Dhaqaatiirka ciidamada Jabuuti ee magaca AMISOM ku jooga magaalada Beled-weyne ee gobolka Hiiraan ayaa shaaca ka qaaday in cudurkii shuban biyoodka ee dhowaan ka dilaacay magaaladaas uu isku bedelay cudurka daacuun caloolaha. Cabdi Waaberi Geeddi oo ka mid ah dhaqaatiirka ...

Read More »

Magaalada Muqdisho iyo nawaaxigeeda oo xalay ka da’ay roobab ay ku diirsadeen dadka iyo duunyada ku nool

Roobab mahiigaan ah oo ay ku diirsadeen nooluhu ayaa xalay ilaa saaka ka da’aya Magaalada Muqdisho iyo nawaaxigeeda. Roobabkan Guga oo ka curtay dalka ayaa xalay ilaa saaka si xiriir ah uga da’ayay Magaalada Muqdisho,  waxaana saaka yaraaday dhaqdhaqaaqa dadka ...

Read More »