Home / Social Media (page 5)

Social Media

Kooxda LL.PP. Jeenyo oo guul ka gaartay Dekadda, soona gaartay kaalinta 2-aad horyaalka Soomaaliya

Naadiga LL.PP. Jeenyo ayaa guul ciriiri ah ka gaartay dhigeeda Dekadda ciyaar ka tirsanayd horyaalka heerka koowaad ee soomaaliya oo dhawaan ku dhex martay gegada Banaadir Stadium. Ciyaarta ayaa ku idlaatay 1-0 oo ay guusha ku raacday Jeenyo, waxaana goolka qura ...

Read More »

Horyaalka heerka koowaad ee Soomaaliya oo galabta ka dhacaya Banadir Stadium

Horyaalka heerka koowaad ee Soomaaliya ayaa galabta dib loo amba qaadi doonaa kaddib markii xiriirka Soomaaliyeed ay hakad u geliyeen sababo farsamo, waxaana madaxa isla geli doona kooxaha Dekedda iyo LL.PP. Jeenyo. Ogeysiiska Ciyaarta:- Tartanka: Horyaalka heerka koowaad ee Soomaaliya ...

Read More »

Lewandowski oo loo dalbayo kooxaha Ingiriiska

Ciyaaryahanka kooxda Bayern Munich Robert Lewandowski ayaa loo dalbayaa inuu ku biiro kooxaha ka dhisan wadanka Ingiriiska. Dietmar Hamann oo u waramayay Telefishanka Sky Sports ayaa sheegay in ciyaaryahanka uu ku wanaagsan yahay kaalimaha ay haatan kooxaha Ingiriiska uga jiraan ...

Read More »

Barcelona oo soo dhaweyneysa Villareal Copa Del Rey

Kooxda Villareal ayaa kulanka caawa ay soo booqaneysa dooneysa ineey wax iska badasho oo guul daradii ku dhacday kulankii dhawaan ay kooxda Barca ka adkaatay ee La Liga markii ay Nou Camp marti ku noqdeen waxayna caawa doonayaan ineey ugu ...

Read More »

Ivory Coast oo qaaday koobka qaramada Afrika

Xulka Ivory Coast ayaa ku guuleystay koobka Qaramada Afrika, kaddib markii ay gool ku laad uga badiyeen xulka Ghana. Ivory Coast ayaa ku badisay 9-8 gool ku laad, waxaana goolka guusha u dhaliyay goolhayahooda Boubacar Barry. Waa markii labaad oo ...

Read More »

Tartanka ciyaaraha kubadda Kolayga ee koobka Jeneraal Daa’uud oo caawa ka furmay Muqdisho

Garoonka kubbada koleyga Aadan Xaaji Yeberoow Wiish ee magaalada Muqdisho ayaa waxaa caawa ka furmay koobka Jeneraal Daa’uud, oo 24-sano kadib xilli habeen ah la ciyaarayo. Tartanka caawa waxaa daah furay kooxaha kubadda kolayga ee Heegan iyo Plasma, waxaana furitaanka ...

Read More »

Jose Mourinho oo difaacay qalad uu xalay galay Diego Costa

Jose Mourinho macalinka kooxda Chelsea ayaa waxaa uu aad u difaacey weeraryahankiisa Diego Costa o qaladaad badan kulankii xlaay ay la ciyaarayeen kooxda Liverpool sameyey. Costa ayaa waxaa uu xalay sameyey qalad u muuqdey ula kac oo uu kula dhaqaaqey ...

Read More »

Cayaaryahano Daacish ku biiray+ Sawiro

Sida Maanta lagu daabacay Wargeyska Daily Mail waxaa la ogaaday in 5 Cayaaryahan oo loo tababarayey in ay dheelaan Kubada Cagta ila markaana kutababaranayey Bariga Magaalada London ay gaareen dalka Syria isla markaana ay kubiireen Jabhada Jihaad doonka ah ee ...

Read More »

Falanqeynta kulanka xiisaha badan ee Copa Del Rey Barca vs Atl Madrid‏

Kooxda Barcelona ayaa mar kale caawa soo dhaweyn doonta kooxda Atl Madrid kulan ka tirsan koobka Spain ee Cop Del Rey lugtiisa hore ee Semifinalka waxayna kooxda Barca ay dooneysaa in guul ay ku gaarto garoonkeeda Camp Nou. Barca ayaa ...

Read More »

Gabdho K/Koleyga ah kana qeyb gelaya ciyaaraha Carabta iyo Afrika oo Muqdisho laga xulayo

Xoghayaha xiriirka K/Koleyga Cabdi Cabdulle Baasaale ayaa ka warbixiyay tartan lagu xulayo gabdhaha K/Koleyga oo ka socda magaalada Muqdisho, kaasi oo gabdhihii ku guuleysta ay ka qeyb gelayaan ciyaaraha K/Koleyga oo ka dhacaya magaalada Doxa ee dalka Qadar. Tartankaan oo ...

Read More »