Home / Cartoons (page 2)

Cartoons

Madaxweynaha oo raadinaya Ra’iisal Wasaare ku shaqeynaya rabitaankiisa

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Xasan Sheekh Maxamuud iyo saaxibkiisa qaaliga ah Faarax Sh. C/qaadir (Faarax Sakiin) ayaa go’aan rasmi ah ka gaaray Ra’iisal Wasaaraha cusub ee ay ku bedelayaan Ra’iisal Wasaare C/Weli Sheekh oo uu sheegay Madaxweynaha inaysan wada shaqeyn karin. ...

Read More »

Maamulka saddexda gobol ee K/Galbeed Soomaaliya

Maamulka saddexda gobol ee K/Galbeed Soomaaliya oo dhowaan looga dhawaaqay Madaxweynihiisa magaalada Baydhaba, kaasi oo loo magacaabay sida horayba loo ogaa Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa si weyn la isugu khilaafay, iyadoo Guddoomiyaha Baarlamaanka uu ka horjeestay, halka Madaxweyne Xasan ...

Read More »

Soomaaliya iyo marxaladda maanta

Xaaladda wadanka Soomaaliya ayaa maanta mareysa meeshii ugu darneyd, kaddib markii ay dadka iyo dalka u tashadeen koox kasta oo wadanka hoggaankiisa ku lug yeelata, Al-Shabaab, Wadaad, Siyaasi iyo Xildhibaanba uma kala harin inay wadankaan qeyrkiisa la baxaan waliba si ...

Read More »

Caruurta Soomaaliyeed iyo maanta

Caruurta Soomaaliyeed marxaladaha ay la kulmaan xilliyada qaarkood waa mid murugo xambaarsan, waxaana ugu wacan dhibaatooyinka ay la kulmaan intooda badan xaaladda wadanka oo ah mid aan weli hagaagin, inkasta oo dowladaha la soo dhiso aanay maamulin madax wadaniyiin daacad u ...

Read More »

Fadeexado lacageed oo lagu eedeeyay Madaxweyne Xasan

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa markii labaad lagu eedeeyay inuu ku lug yeeshay fadeexado lacageed, waxaana fadeexadda sidoo kale Madaxweynaha kula jira xubno asxaabtiisa ka tirsan iyo shirkad Mareykanka laga leeyahay oo sheegtay in Bankiga dhexe ay ...

Read More »

Musuqmaasuqa mushaarka ciidamada ee maamulka G/Banaadir

Ma aha markii ugu horeysay oo la musuqmaasuqo mushaarka ciidamada Dowladda Federaalka, taasi oo inta badan loo nisbeeyo nabadgelyo xumida ka jirta Muqdisho iyo dalka intiisa kale isla markaana askarta dowladda ay noqdeen kuwo ku dayacan waddooyinka iyo xeryaha ay ...

Read More »

Ciyaaraha adduunka oo soo gaaray heerkii ugu xiisaha badnaa

Ciyaaraha adduunka ee ka socda wadanka Brazil ayaa soo gaaray qeybihii dambe, iyadoo dhallinyaro fara badan oo Soomaaliya ku sugan ay bilaabeen inay saadaallo kala duwan ka bixiyaan kooxaha ku guuleysanaya koobka Adduunka. Daawo Cartoons badan  

Read More »

Ma isku mid baa Qaran iyo Qabiil?!!

Shacabka Soomaaliyeed waxay maanta dareensan yihiin qaab darradii uu baday qabiilka iyo dib u dhaca uu ku keenay horumarka iyo aayaha dalkooda, inkasta oo muddo 22-sano ah shacabka Soomaaliyeed ay marba dhinac u rogayeen kooxo shaatiga bedelanaya oo ilaa maanta ...

Read More »

Madaxweyne Xasan & xaaladda maanta heysata

Tan iyo markii in ka badan boqol Xildhibaanada Baarlamaanka ka tirsan ay baaq u jeediyeen Madaxweyne Xasan Sheekh inuu iska casilo xilka, waxaa Madaxweyne Xasan soo food saaray culeys siyaasadeed isagoo garan la’ halka laga heysto iyo cida ka soo ...

Read More »

Shaqaalaha cusub ee xafiiska Ra’iisal Wasaaraha DF

Xafiiska Ra’iisal Wasaaraha Dowladda Federaalka C/Weli Sheekh Axmed ayaa qortay shaqaale cusub oo dhammaantood madaxa xiirtay, waxaana sida aad ka arkeyso Cartoonka farshaxanka Amin Arts uu muujinayaa in shaqaalaha cusub ay isku heyb yihiin Ra’iisal Wasaaraha, taasi oo muujineysa hab ...

Read More »