Home / Cartoons (page 3)

Cartoons

Shariif Xasan oo dhaawacay nabadda Baydhaba

Xildhibaan Shariif Xasan Sheekh oo ka tirsan Munayaasha Golaha Baarlamaanka Federaalka ayaa ka degay afar maalin kahor magaalada Baydhaba, waxaana tan iyo markii uu gaaray Baydhaba ka socda dibadbaxyo rabshado wata oo ay sameynayaan dadweynaha magaaladaasi.   Daawo Cartoons badan ...

Read More »

Weerarkii Villa Somalia iyo aragtida shacabka

Shacabka Soomaaliyeed ayaa siyaabo kala duwan uga hadlay aragtidooda ku aadan weerarkii dhowaan ururka Al-Shabaab uu ku qaaday xarunta madaxtooyada Villa Soomaaliya, waxayna intooda badan rajo xumo ka muujiyeen awooda Dowladda Federaalka ay u leedahay inay ku difaacdo xarumaheeda inta ...

Read More »

Mala sii daayay dambiilihii?!!

Shacabka Soomaaliyeed ayaa su’aalo fara badan ka keenay sii deynta Sheekh Xasan Daahir Aweys oo loo heysto dembiyo kala duwan, hase yeeshee dambiyada uu ka galay shacabka Soomaaliyeed ayaa waxaa ugu weyn markii uu Muqdisho ka iclaamiyay dagaal lagu hoobtay ...

Read More »

Maan-deeq waxay dhashay ilmo aan fayoobeyn!!

Maan-deeq oo foolaneysay muddo 40-maalmood ah waxay dhashay caruur aan fayoobeyn, iyadoo dhashay xilli saq dhexe ah oo aan waaga baryin, caruur tiradoodu gaareyso 55-canug taasi oo ka yaabisay shacabka Soomaaliyeed wixii dhibaato ahaa ee laga soo maray foosheeda.   ...

Read More »

Soomaaliya oo dib ugu soo noqday cudurkii ku dhacay 1991-kii

Dalka Soomaaliya waxaa dib ugu soo laabtay curudkii Qabiilka si xun ugu adeegsiga ee ku dhacay sanadkii 1991-kii, waxaana 22-sano kaddib shacabka ay ka welwelsan yihiin in dalkoodii nabadda iyo kala dambeynta ku soo laabaneyso iyo in mar kale dib ...

Read More »

Yaa ku dagaalamaya gobolka Sh/hoose?

Dagaallada wejiyada badan ee ka socda degaano ka tirsan gobolka Sh/hoose oo geystay qasaarooyin fara badan waxaa la isweydiinayaa cida ka dambeysa, iyadoo la ogaaday in dagaaladaasi ay gadaal ka riixayaan qabqableyaal dagaal oo horay uga talinayay gobolka Sh/hoose. Su’aasha ...

Read More »

Khilaafka madaxda Dowladda oo Bansiin lagu sii shubayo

Tan iyo markii uu soo shaac baxay khilaafka u dhaxeeya Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Ra’iisal Wasaare Cabdi Faarax Shirdoon, waxaa soo badanayay hadallada shaqsiyaad horay u soo noqday Ra’iisal Wasaarayaal oo buun buuninaya khilaafka labada mas’uul, iyadoo maalmihii ugu dambeeyay ...

Read More »

Shacabka & khilaafka madaxda Dowladda Federaalka

Shacabka Soomaaliyeed ayaa si weyn uga welwelsan khilaafka soo kala dhex galay madaxda sare ee Dowladda Federaalka gaar ahaan Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Ra’iisal Wasaare Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid), iyadoo Soomaalida siyaabo kala duwan uga hadashay khilaafka labada mas’uul, balse ...

Read More »