Home / Cartoons (page 4)

Cartoons

Faroole iyo doorashooyinka Puntland

Madaxweynaha xilka ka sii degaya ee maamul goboleedka Puntland C/raxmaan Xaaji Maxamuud Faroole ayaa bilaabay olole xoogan oo geed dheer iyo mid gaabanba uGu korayo sidii mar kale loogu dooran lahaa xilka Madaxweynenimada, isagoo kulamo kala duwan la leh Xildhibaanada ...

Read More »

Shacabka Puntland oo rajeynaya madax wejiyo cusub ah

Shacabka ku dhaqan gobolada maamulka Puntland ayaa bilaabay olole ballaaran oo ay ku dooranayaan musharaxiinta ku cusub isla markaana ay is leeyihiin inay u noqdaan hoggaamiye wanaagsan, iyagoona Xildhibaanada Baarlamaanka Puntland ku tirtirsiinaya inay soo doortaan wejiyo cusub oo aan ...

Read More »

Abwaan Cabdi Tahliil oo Muqdisho ku xanuunsanaya

Abwaan Cabdi Tahliil Warsame oo ka mid ah fannaaniinta Qaranka Soomaaliya, isla markaana ay aad u yar tahay shaqsi Soomaali ah oo aan garaneynin ayaa waxa uu ku xanuunsanayaa magaalada Muqdisho. Shacabka Soomaaliyeed meel kasta oo ay caalamka ka joogaan ...

Read More »

Wixii aad qarsato way ku qarsadaan

Shacabka ku dhaqan magaalada B/Weyne ayaa ku baraarugay dhibaatooyinka ka dhalan kara qaraxyada is miidaaminta ah iyo falalka dhaawacaya nabadgelyada magaalada, iyagoo ballanqaaday inay xoojinayaan wada shaqeynta ay la leeyihiin ciidamada amniga, bacdamaa qasaaraha qaraxyada waxyeelo ka soo gaareyso.   ...

Read More »

Tiiceey iyo Afweyne maxaa kala heysta?!!

Asaasihii burcad badeeda Soomaaliya Maxamed Xasan Afweyne iyo Madaxweynihii hore ee maamulka Ximan iyo Xeeb ayaa lagu xiray toddobaadkaan gudihiisa wadanka Biljam, kaddib markii shirqool xirfadeysan loo dhigay loona sheegay inuu jilayo Filim ku saabsan burcad badeeda. Afweyne, isagoo xiran ...

Read More »

Iska dhig qoriga, Qalinka qaado

Ardayda Soomaaliyeed ee nadiifka ka ah falalka amni darro waxay mararka qaarkood la kulmaan dhibaatooyinka kala duwan, taasi oo ay keeneen kuwa gashan shaatigooda ee loo soo dhiibayo bastooladaha, iyadoo loo sheegayo inay JANO ku gelayaan, Allow xaqa tusi kuwa ...

Read More »

Baska Qaranka Soomaaliya oo buuraha jiiraya

Baska Qaranimada Soomaaliya ayaa buuraha jiiraya, inkasta oo ay jiraan cadowga dibadda iyo gudahaba uga soo duulayaan habeen iyo maalin iyo waliba kuwo waxaas oo dhan ka sii daran oo lagu magacaabo “War-xuma tashiil” oo maalin kasta oo la daba ...

Read More »

Xersi oo bohol ku sii ridaya Madaxweyne Siilaanyo

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland waxaa hog aad u dheer ku sii ridaya ninka lagu magacaabo Xersi, isagoo had iyo goor Madaxweynaha tusinaya walxo u eg wirwirka oo wiiqaya masiirka Jamhuuriyadda Somaliland, isla markaana ka dhaadhicinaya in shacabka Somaliland ay si weyn ...

Read More »

Faroole maxaa ka qabsaday shirkii Brussels?!!

Madaxweynaha maamulka Puntland C/raxmaan Maxamed Faroole oo ka mid ahaa wafdigii ka socday maamul goboleedyada Soomaaliya ayaa juhdi dheer u galay sidii uu mar khudbad uga jeedin lahaa shirka magaalada Brussels ee wadanka Biljam, isagoona halkaasi ka jeediyay khudbad uu ...

Read More »