Home / Cartoons (page 5)

Cartoons

Garabka Shabaab ee ka hor jeeda Godane oo cabsi soo food saartay

Waxaa cabsi iyo welwel xoogan soo food saaray horjoogayaasha garabka kooxda Shabaab ee ka horjeeda Axmed Godane, kaddib markii usbuucii tegay dabayaaqadiisii la dilay laba ka tirsan ajaaniibtii Axmed Godane ka hor jeesatay.   Daawo Cartoons badan  

Read More »

Xarig jiidka AMISOM iyo Shabaab iyo dar xumada Shacabka

Ciidamada AMISOM iyo maleeshiyaadka kooxda Al-Shabaab ayaa xarig jiidkoodu waxaa ku hoos baaba’ay shacabka Soomaaliyeed kuwooda ugu danta yar ee iyagu ka haray xabadaha iyo madaafiicda ay isku ridayaan, waxayna Shacabka danta yar ku duceysanayaan in Alle SWT labadaan koox ...

Read More »

Wasiiradda oo hadal il duuf ah ka sheegtay kufsiga Haweenka

Wasiiradda Horumarinta adeegga Bulshada Dowladda Federaalka Drs. Maryam Qaasim ayaa il duuftay ka hadlidda arrimaha haweenka la kufsado, kaddib markii ay si cad u tiri: “Waa in la qariyaa gabar la kufsaday oo aan laga qaadin iyo wareysi”, taasi oo ...

Read More »

Horyaalka Somali Fidno Champion oo bilowday

Siyaasadda is ged gediska badan ee Soomaaliya ayaa waxaa haatan waxaa ka dhex bilowday horyaalka Somali Fidno Champion, iyadoo ciyaartoyda hoggaanka u heysa ee ugu cadcad ka soo dhex muuqanaya tartamada siyaasadeed ee ciyaarta horyaalka Somali Fidno Champion.   Daawo ...

Read More »

Madaxweyne Xasan iyo odayaashii Muqdisho keenay Xasan Daahir

Kulanka dhex maray Madaxweyne Xasan Sheekh iyo odayaashii Muqdisho keenay Xasan Daahir wuxuu ku dhammaaday jawi is afgarasho leh, kaddib markii odayaasha cabashadoodii Madaxweynuhu hoos u dhaqay kana raalli geliyay tacadiyadii ay u geysteen ciidamada nabad sugidda.   Daawo Cartoons ...

Read More »

Beesha H/Gidir oo Xasan Daahir difaaceysa

Shacabka Soomaaliyeed waxaa soo maray toddobaad murugo leh, kaddib markii xubno ka tirsan Dowladda iyo odayaal ka soo jeeda beesha H/Gidir ay difaaceen arrinta Xasan Daahir Aweys oo ahaa shaqsigii iclaamiyay in magaalada Muqdisho ay gasho xaalad burbur, barakac iyo ...

Read More »

Walaalo is nacay wey xoolo beelaan, wayna xabaalo badiyaan

Shacabka Soomaaliyeed iyo dadyowga ku dhaqan caalamka daafihiisa ayaa si weyn ula yaaban dagaalada ka soo cusboonaaday magaalada Kismaayo iyo loolanka dhinaca awooda ah oo u dhaxeeya dhinacyada hubeysan, waxayna isweydiinayaan halka uu ku dhammaaday halgankii dheeraa ee loo soo ...

Read More »

Tacadiyada Soomaalida loogu geysanayo dalka K/Afrika oo sii kordhaya

Waxaa maalinba maalinta ka dambeysa sii kordhaya tacadiyada muwaadiniinta Soomaaliyeed loogu geysanayo dalka K/Afrika, iyadoo Soomaali fara badan lagu dilay qaar ka mid ah magaalooyinka dalkaasi isla markaana la gubay dukaanno dhowr ah, waxaana haatan bilowday dadaallo dowladda FS ay ...

Read More »

Arrinta Kismaayo waa mushkilad xal u baahan!!

Xaaladda magaalada Kismaayo oo maalinba maalinta ka dambeysa ka sii dareysa tan iyo markii markii ururka Al-Shabaab ay ka ceyriyeen ciidamada huwanta ka kooban jabhadda Raaskambooni, ciidamada Dowladda, Ahlu Sunna oo kaashanaya ciidamada Kenya oo mar dhow lagu daray howlgalka ...

Read More »

Rajada mustaqbalka Feysal Cali Waraabe

Kulankii Madaxweyne Xasan Sheekh uu la yeeshay Guddoomiyaha Xisbiga UCID ayaa shaki badan ku keentay siyaasiyiinta iyo madaxda maamulka Somaliland, iyagoo uga shakiyay Feysal Cali Waraabe kulankii uu la yeeshay Madaxweynaha Dowladda Federaalka inuu heshiis hoosaad la galay isla markaana ...

Read More »