Home / Cartoons (page 6)

Cartoons

Shirka London iyo Arrimaha Soomaaliya

Shirka lagu soo gabagabeeyay magaalada London ee wadanka Ingiriiska loogana hadlay sidii dalka Soomaaliya horumar loo gaarsiin lahaa, siyaabo kala duwan ayay uga hadleen aqoonyahanada iyo khubarada ku xeel dheer arrimaha dalka Soomaaliya kuwaasi oo isugu jira muwaadiniinta Soomaalida iyo ...

Read More »

Saacid iyo booqashadiisa dalalka Afrika

Shacabka ku dhaqan wadamada Afrika ee uu booqday Ra’iisal Wasaaraha Dowladda Federaalka ayaa isweydiinaya calanka dalka Soomaaliya oo beri hore ugu dambeysay aragtidiisa, balse shacabka Afrikaanka ah ay haatan si weyn u ogaadeen in dowladnimadii Soomaaliya ay soo laabaneyso.   ...

Read More »

Dabeecadaha Al-Shabaab iyo xasuuqa shacabka

Ururka Al-Shabaab ayaa sheegtay qaraxyo is miidaamin oo ka dhacay magaalada Muqdisho iyo qaar ka mid ah gobolada dalka, taasi oo ay ku geeriyoodeen waxgarad, siyaasiyiin, saraakiil, aqoonyahano, caruur,

Read More »

Magaalada Kismaayo oo foolaneysa

Magaalada Kismaayo ayaa foolaneysa, waxaana si weyn uga yaaban dhaqtarkii foolinayay oo u sheegay in nafteeda halis ku jirto mar haddii canug saddex madax leh caloosheeda uu ku jiro.   Daawo Cartoons badan

Read More »

Damaca C/raxmaan Faroole ee madaxtinimada Puntland

Madaxweynaha maamul goboleedka Puntland C/raxmaan Xaaji Maxamuud (Faroole) ayaa bilaabay inuu albaabada u laabo qaar ka mid ah idaacadaha ka howlgala degaanka Puntland, si uu u sii hayo xilka Madaxweynenimo ee maamulka Puntland isagoo ku eedeeyay warbaahinta inay ku xad ...

Read More »

Hadii dawadii bukooto maxaa lagu dabiibaa?

Qofkii cudur dilaayoo dawadaa bogsiisee haday dawo bukooto maxaa lagu dabiibaa?, Dowladnimada dastuurka, cadaaladda iyo xeerka haddii dabool la saaro dawo bukootay weeye, waa su’aal da’weynoo madaxa daalineysa.   Daawo Cartoons badan  

Read More »