Home / Wararka / caalamka

caalamka

Hoggaamiyaha dalka Suudaan oo taageeray Madaxweynaha cusub ee Mareykanka

Madaxweynaha Dowladda Suudaan Cumar Xasan Al-Bashiir ayaa ka mid noqday madaxda caalamka ee u tahniyadeynaya Madaxweynaha cusub ee dalka Mareykanka Donald Trump oo ku guuleystay dooraashadii taariikhiga ahayd ee uu la galay haweeneyda lagu magacaabo Hilary Clinton. Col. Cumar Xasan ...

Read More »

Donald Trump oo xilka la wareegaya sanadka 2017-da ‘Taariikhda waayihiisa nolosha’

Haweeneyda u tartameysa xilka Madaxweynaha Mareykanka Hillary Clinton ayaa taleefan u soo dirtay musharaxa xisbiga Jamhuuriga Donald Trump, iyadoona ugu hambalyeysay guusha uu ka gaaray tartankii ay la gashay. Donald Trump ayaa khudbad dhinacyo badan oo uu ka jeediyay goobta ...

Read More »

Kooxda IS oo gowracday Baadari Faransiis ah

Kooxo weerar ku qaaday kaniisad ku taala waqooyiga dalkaasi Fransiiska ayaa dilay wadaadkii kaniisada oo 84-jir ahaa kaas oo lagu magacaabay Jacques Hamel. Wararka waxa ay sheegayaan in inta u dhexeysa afar illaa lix qof lagu haystay Kaniisadda gudaheeda. Booliska ...

Read More »

Malala Yousafzai oo markii ugu horeysay booqaneysa xeryaha qaxootiga dalka Kenya

Gabadha reer Pakistan u dhalatay ayaa markii ugu horeysay booqasho ku tagtay xeryaha qaxootiga gobolka W/Bari Kenya, halkaasi oo ay ka jeedisay khudbad ay uga hadleyso horumarka waxbarashada qaxootiga iyo gabdhaha ku jira xeryahaasi daryeelkooda asaasiga ahaa looga caawin lahaa. ...

Read More »

Musharaxa Madaxweynaha Mareykanka Hillary Clinton oo su’aalo weydiinayo

Hillary Clinton ayaa wax laga weydiiyay Email gaar ah oo ay adeegsaneysay xilligii ay ahayd xoghayaha arrimaha dibedda ee Maraykanka. Waxa ay u sheegtay telefishinka NBC in kulanka FBI-da uu ahaa mid xushmad ku dheehan tahay, isla markaana si wanaagsan ...

Read More »

Dadka u dhashay dalka Yeman oo u soo qaxaya Soomaaliya

Qaxooti u dhashay dalka Yeman ayaa ku soo jeeda dalka Soomaaliya, kuwaasi oo qaarkood wata doomo fara badan isla markaana kuwoodii ugu horeeyay soo gaaray xeebaha wadamada Soomaaliya iyo Jabuuti. Wararka naga soo gaaraya dalka Yeman ayaa sheegaya in tiradii ...

Read More »

Koonfurta Yemen oo ka dhacay dagaal xoogan

Dagaal xooggan oo ka dhacay Koonfurta Yeman ayaa xiray Garoonka diyaaradaha caalamiga ah ee magaalada dekedda ah ee Cadan. Wararka ayaa shegaayo in dhowr madaafic ah ay ku dhaceen goroonka isla markaana dad rakaabka ah lagu amray in ay ka ...

Read More »

Ciraaq oo sheegtay in kooxda Daacish burburisay magaalada qadiimiga ah ee Nimrud

Masuuliyiinta dalka Ciraaq ayaa sheegay in kooxda la baxday Dowladda Islaamiga ay isku dayayaan inay burburiyaan magaalo qaddiimi ah oo la yiraahdo Nimrud, iyaga oo isticmaalayo baabuurta waaweyn ee wax lagu burburiyo. Maadaama ay tahay dhaqan baabi’in iskudayga in la ...

Read More »

Madaxda K/Sudan oo looga digay jebinta heshiiska ay saxiixeen

Hoggaamiyeyaasha gobolka ee ku shiraya caasimadda dalka itoobiya ee Addis Ababa ayaa mar kale ku hanjabay in ay tallaabooyin aan la cayimin ka qaadi doonaan laba dhinac haddii ay xilligaasi loo qabtay dhaqan gelin waayaan heshiiskaasi. Madaxweynaha koonfurta Suudaan Salva ...

Read More »

Daacish oo qoorta ka jaray qofkii 2aad ee u dhashay dalka Japan

Waxaa Internetka la soo galiyay muuqaal video ah oo u muujinaya ururka Daacish oo qoorta ka jaraya weriye u dhashay dalka Japan oo lagu magacaabo Kenji Goto. Muuqaalkani waxa uu imaanaya waxkayar todobaad markii la baahiyay muuqaal isagana kurka lagaga ...

Read More »