Home / Social Media / Sports / Kooxda Zidani oo cashar u dhigtay Young Boys‏ + Sawirro

Kooxda Zidani oo cashar u dhigtay Young Boys‏ + Sawirro

Xidigaha cuslaaday ee Zinedine Zidane iyo Ronaldo ayaa ka soo muuqda mar kale shaashaha caalamka iyagoo wata koox koox ka kooban xiddigihii hore ee kubada cagta ku caanbaxay, waxayna ka qeyb qaadanayay kulanka sannadle ah oo looga soo horjeeda faqriga.

Zidane iyo Ronaldo sxbkiis ayaa horkacaayay ciyaartoyda cuslaatay Fernando Hierro, Paolo Maldini, Pavel Nedved iyo Luis Figo iyadoo laacibintaan dib isuhelay lagu xasuusto waayahoodi hore ee ciyaraha.

Xidigihii kulanka ka qeyb galay

Michel Salgado (Spain), Fernando Hierro (Spain), Fabio Cannavaro (Italy), Paolo Maldini (Italy),

Luis Figo (Portugal), Zinedine Zidane (France), Gennaro Gattuso (Italy), Pavel Nedved (Czech Republic)

Ronaldo (Brazil), Davor Suker (Croatia)

Xidigaha ku cayaarayay magaca Saboolka ayaa fooda waxay is dareen kooxda reer Switzerland oo la dhaho Young Boys, iyadoo kooxda Zidane iyo Ronaldoa y ku badisay 8-6 taasoo uu ku mahadsan yahay labo gool uu dhaliyay xiddigii hore ee France.

2 3 4 5 6 Sidani_Team

About admin