Home / Video / Wiil Soomaali ah kana tirsan kooxda IS oo sheegay inay weerarayaan magaalada New York + Video

Wiil Soomaali ah kana tirsan kooxda IS oo sheegay inay weerarayaan magaalada New York + Video

cabdi shirdoon

Wiil uu adeer u yahay Ra’iisal Wasaarihii hore ee Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon, laguna magacaabo Faarax Maxamed Shirdoon oo ku biiray kooxda ISIS ayaa wareysi uu siiyay Telefishan Mareykanka laga leeyahay waxa uu sheegay inay weerarayaan magaalada New York, isagoona sheegay inay jiraan qorsheyaal kale iyo duullaano ay ku qaadayaan wadamo ka tirsan dalalka Carabta ee ka tirsan xulafada Mareykanka.

VIDEO:

About admin