Home / Video / Xarakada Al-Shabaab oo soo bandhigtay Filim waqtigiisa ka soo dib dhacay + VIDEO

Xarakada Al-Shabaab oo soo bandhigtay Filim waqtigiisa ka soo dib dhacay + VIDEO

Ururka Al-Shabaab ayaa soo bandhigay filim waqtigiisii ka soo dib dhacay, hase yeeshee inkastoo aan la garaneynin sababtaasi ayaa hadana waxay filimkaan cusub ku soo bandhigeen muuqaalo ay isugu muujinayaan inay iyagu weli dalka ka wadaan dagaallo fool ka fool ah, qaraxyo iyo dilal qorsheysan oo ay la beegsanayaan cid kasta oo iyagu ka soo horjeeda fikradooda.

DAAWO VIDEO:

About admin