Home / Video / Dadka degan tuulada Raqayle ee Degmada Afgooye oo ka cabanaya tacadiyo loo geystay + VIDEO

Dadka degan tuulada Raqayle ee Degmada Afgooye oo ka cabanaya tacadiyo loo geystay + VIDEO

Yaxya YusufCali

Waxgaradka iyo odayaasha tuulada raqayle Aw Same ee ka tirsan degmada Afgooye gobolka Sh/hoose ayaa baaq degdeg ah u diray Dowladda Federaalka iyo beesha caalamka inay wax ka qabato tacadiyo kala duwan oo loo geystay beeraleyda tuuladaasi degan.

 

DAAWO VIDEO:

 

About admin