Home / Cartoons / Kooxda Madaxweyne Xasan oo ka shalleysay xukuumadda cusub

Kooxda Madaxweyne Xasan oo ka shalleysay xukuumadda cusub

27_JAN_2015 copy

Xubnihii ugu firfircoonaa garabka Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa ka shalleysay xukuumadda cusub, kaddib markii ay iska waayeen liiska Golaha Wasiirada cusub ee Ra’iisal Wasaare Cumar C/rashiid uu soo dhisay.

Wasiirada cusub ee Golaha Wasiirada oo uusan la dhacsaneyn Madaxweyne Xasan Sheekh ayaan la ogeyn in Baarlamaanka uu ansixinayo iyo in kale.

 

Daawo Cartoons badan

 

About admin