Home / Wararka / Gudoomiye Cali Gacal Casir oo warbaahinta ugu baaqay inaysan ku fududaan hadalada madaxda Soomaalida

Gudoomiye Cali Gacal Casir oo warbaahinta ugu baaqay inaysan ku fududaan hadalada madaxda Soomaalida

Guddoomiye Gacal ayaa intaa ku daray in Gen Cabbdi qeybdiid uu yahay Muwaadin Reer galmudug ah islamarkaana ay Xildhibaanada Galmudug siiyeen Cod Aqlabiyad leh,waxaana uu Xusay in Wararkaas ay yihiin Been aan Sal la heyn.

Gudoomiya Baarlamaanka maamulka Galmudug  mudane Cali Gacal Casir ayaa ka hadlay waraar ku tiri ku teen ah oo ey ka qoreen qaar ka mid ah war baahinta soomaalida ayaa war kaa gaashaanka u daruuray isagoona dhanka kale uugu baaqay warbaahinta in ey san badalin waraarka madaxda ey ku hadleen.

Guddoomiyaha Baarlamaanka maamulka Galmudug  mudane Cali Gacal Casir oo  la hadlaaye Warbaahinta  ayaa sheegay in Warkaas ay Maqleen,balse aysan jirin Wax Warqad ah oo ay ka heleen QM oo Cabdi Qeybdiid lagu diidan yahay.

Ugu danbeyn ayuu warbaabinta qaarkood u sheegay iney ku fududaan wararka ay ku hadlaan madaxda Soomaalida.

About admin