Home / Sawirada / Gudoomiyaha Rugta ganacsiga Gobolka Banaadir oo lagu doortay Magaalada Muqdisho

Gudoomiyaha Rugta ganacsiga Gobolka Banaadir oo lagu doortay Magaalada Muqdisho

Munasabadan oo lagu doranayay Gudomiyaha Rugta Ganacsiga gobolka banaadir ayaa waxa kasoqeyb galay Ganacsato kaladuwan Aqoonyahano Gudoomiyayasha qeybaha kala duwan ee Ganacsatada Suuqyada Bakaaro Suuqbacaad iyo Xamarweyne iyo kuwa kale oo badan.

In ka badan 400 oo ganacsato ah ayaa munsabada ku sugnaa waxaana hab cantaag ah ku doortay in xilka gudoomiyagha Rugrta ganacsatada gobolka banaadir uu Qabto Cabdinaasir Cali Maxamed.

Sidoo kale xaflada waxaa sigacantaag ah lagu doortay Gudoomiye kuxigeenka Rugta Ganacsatada Gobolka Banaadir waxaana loo Doortay Cali Xasan Warshiikh.

Gudoomiyaha ladoortay ee Rugta ganacsatada Gobolka Banadir oo munasabadan kahadlay ayaa soo jediyay in uu waxbadan kaqaban doono baahiyaha ganacsatada goobolka Banaadir.

Wuxuu tilmaamay in ladiyaarin doono iyo qeynuun lagu hago ganacsatada Gobolka.

rugta-ganacsiga-1 rugta-ganacsiga-5 rugta-ganacsiga-6 rugta-ganacsiga-7 rugta-ganacsiga-8 rugta-ganacsiga-10 rugta-ganacsiga-11 rugta-ganacsiga-12 rugta-ganacsiga-13 rugta-ganacsiga-14 rugta-ganacsiga-16 rugta-ganacsiga-17 rugta-ganacsiga-19 rugta-ganacsiga-20 rugta-ganacsiga-21 rugta-ganacsiga-22 rugta-ganacsiga-23 rugta-ganacsiga-24 rugta-ganacsiga-25 rugta-ganacsiga-26 rugta-ganacsiga-27 rugta-ganacsiga-28 rugta-ganacsiga-29 rugta-ganacsiga-30 rugta-ganacsiga-31

About admin