Home / Video / Madaxweyne Xassan oo loo qaaday hees layaab leh “Waxay kaa eegayaan wax aadan adigu aqoon” (Daawo)

Madaxweyne Xassan oo loo qaaday hees layaab leh “Waxay kaa eegayaan wax aadan adigu aqoon” (Daawo)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee waqtigiisu dhammaaday iyo taageerayaashiisa oo qeyb ka ah eedeymaha ku saabsan doorashooyinka dadban ee dalka ka dhacaya ayaa loo qaaday hees layaab leh oo marna lagu ammaanayo marna la muujinayo in mucaaradkiisu ay ku eedeynayaan wax uusan ogeyn.

About admin