Home / Video / Shir looga hadlay arrimo gaar ah oo ka dhacay safaaradda Mareykanka oo Muqdisho + Video

Shir looga hadlay arrimo gaar ah oo ka dhacay safaaradda Mareykanka oo Muqdisho + Video

Safaaradda Mareykanka ee magaalada Muqdisho waxaa ka furmay shir aan caadi ahayn oo looga hadlayay arrimo fara badan, waxaana halkaasi khudbado kala duwan ka jeediyay madax ka tirsan Dowladda Federaalka, safiirka Mareykanka ee Soomaaliya Stephen M. Schwartz iyo xubno u dhaqdhaqaaqa arrimaha bulshada.

Qaar ka mid ah ka qeyb galayaasha kulanka ayaa halkaasi ka soo aaraa’dooda ku saabsan xadgudubyada lagula kaco haweenka oo ay sheegeen in dhinaca dowladda la eego waxyaabaha ay ka qabatay arrintaasi.

Madaxa hay’adda Elman Fartuun C/Salaan Xaaji Aadan ayaa ka hadashay in sanadka 2012 lagama hadleynin, iyadoo tilmaamtay mudadii afarta sano ahayd dib loo eego waxyaabaha la qabtay.

About admin