Home / Video / Daawo qaabka ay u dhacday doorashadii aqalka hoose ee beelaha Waqooyi Somaliland

Daawo qaabka ay u dhacday doorashadii aqalka hoose ee beelaha Waqooyi Somaliland

Magaalada Muqdisho waxaa maanta lagu doortay ilaa iyo afar xildhibaan oo ka soo jeeda beelaha gobolada Waqooyi ee Somaliland, iyadoo mid ka mid ah musharaxiinta aanu soo xaadirin halkii ay doorashada ka dhaceysay.

Tartamayaasha beelaha Somaliland ee ku guuleystay kursiga aqalka hoose waxaa ka mid ah Xildhibaan Xuseen Carab Ciise oo isagu ka tirsanaa Baarlamaankii wakhtigiisu dhammaaday.

About admin