Home / Wararka / Xasan Sheekh Maxamuud oo loo dhaariyay xildhibaan aqalka sare

Xasan Sheekh Maxamuud oo loo dhaariyay xildhibaan aqalka sare

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta loo dhaariyay Xubinimaddiisa Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya.

Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa noqonaya Xildhibaankii ugu horreeyay ee Dastuur ah sida uu qeexayo Dastuurka Dalka.

Waxaa xusid mudan in Xubinimada Madaxweyne Xasan ay mar weliba sii jiri doonto iyadoona ay soo wehlin doonaan Madaxweynayaasha kale ee ka dambeeya.

Si kastaba Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Dalka Majaraha u soo hayay Afartii sano ee la soo dhaafay.

About admin