Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa looga yeeray lix eedeysane oo isugu jira Soomaali iyo ajaanib kuwaasi oo loo heysto in ay faafiyeen warar ammniga qaranka lid ku ah iyo sameynta basaasid siyaasadeed.
Home Xulka dhacdooyinka Maxkamada gobolka Banaadir oo baafineysa eedeysanayaal isugu jira Soomaaliya iyo Ajaanib
XULKA DHACDOOYINKA
Madaxweynaha Galmudug oo deg deg ku tegay degaan lagala wareegay Al-Shabaab
Madaxwaynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (QoorQoor) oo maalmahaan lu sugnaa Magaalada Gaallacyo ayaa safar deg deg ah ku tegay furimaha dagaalka, gaar ahaan aaga deegaanka qaycad ee Gobolka Mudug, halkaas oo saaka...