Liiska Jaamacadaha Ka Gudbay Qiimeynta 1aad Ee Guddiga Qaranka Ee Tacliinta Sare

1737

Guddiga Qaranka ee Tacliinta sare ayaa waxay soo bandhigeen magacayada jaamacadaha dalka ee ka gudbay wajiga 1aad ee qiimeeyntii uu guddiga ku sameeyey jaamacadaha dalka ee ka diwaangashan Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha iyo tacliinta sare.

Guddiga Qaranka ayaa jaamacadaha aan ku jirin liiskaan waxuu siiyey fursad labaad oo ay ku soo buuxiyaan dhaliilahooda, iyaggoo sida ugu dhaqsiyaha badan ula soo xiriiri doono jaamacad walba oo martay qiimeeyntaas Guddiga Qaranka.