25.6 C
Mogadishu
Sunday, September 27, 2020

Maxaa Cusub

Gabar qabsatay baraha bulshada Soomaalida oo digniin lama filaan ah laga soo saaray

Gabar lagu magacaabo Ruweydo Maxamed ayaa ka yaabsatay dadka isticmaala internet-ka, kaddib markii ay soo dhigtay jawaab uu siiyay weriye C/risaaq Catoosh mar ay...

Faallo

Maxay isaga mid yihiin dalalka Soomaaliya iyo Afghanistan?

Afgaanistaan, waa dal ku yaalla koonfurta Aasiya, waloow la tilmaamo in Bariga Dhexe ku yaallo. Laakin waa dal muddo dheer ay hor boodayeen kooxo...

Ciyaaro

Muuqaaladda

Cumar Filish: “Tallaalka waxaan uga shaqeyn doonaa heer gobol iyo heer...

Magaalada Muqdisho waxaa maanta laga daah furay ololaha tallaalka jadeecada, waxaana munaasabadda furitaanka ololahaasi ka soo qeyb galay madax ka tirsan dowladda Federaalka, halkaasi...

C/llaahi Gutale: “Dalkaan waa degenahay, beer iyo xoolana waa ku dhaqdaa”

C/llaahi Gutale: "Dalkaan waa degenahay, beer iyo xoolana waa ku dhaqdaa" Weriye C/salaan Hereri oo socdaal shaqo ku jooga wadan Zambi ayaa u kuur galay...

Caalamka

Dibad baxyada dalka Lubnaan oo sii kordhaya

Magaalooyinka waaweyn ee dalka Lubnaan waxaa si xowli ah uga socda dibaxbayo ka dhashay qaraxii Jimcihii ka dhacay dekedda magaalada Bayruud ee caasimada wadaasi,...

Wararkii ugu dambeeyay qarax weyn oo ka dhacay dalka Lubnan

Waxaa soo baxaya warar ku saabsan baaxadda qarax shalay ka dhacay bartama magaalada Beirud ee wadanka Lubnan kaasi oo geystay qasaarooyin kala duwan. Gurmadka loogu...

Xulka Dhacdooyinka

Xildh. Jeesow: “Md. Madaxweyne waxaan dalbaneynaa in Axmed Madoobe xabsiga la...

Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow ayaa si kulul uga hadlay xaaladda siyaasadeed ee Soomaaliya, doorka beesha caalamka, wafdiga ka socda maamulada Puntland iyo Jubaland, wuxuuna si cad uga dalbaday madaxweyne Farmaajo inuu...