Maxkamadda Caalamiga ah ee ICJ oo hogaan cusub loo doortay

1304

Maxkamadda Caalamiga ah ee Garsoorka ayaa  loo doortay madaxweynaha cusub (ICJ) Joan E. Donoghue oo ka soo jeeda dalka Mareykanka, waxayna bedelaysaa Cabdulqawi Axmed Yuusuf oo Soomaali ah.

Kirill Gevorgian oo u dhashay Ruushka ayaa isna loo doortay madaxweyne kuxigeen, madaxdan cusub ayaa xilla hayn doona min saddex sano.

Maxkamadda ICJ ayaa bisha soo socota ee March waxay qaadaysaa dawcadda Soomaaliya ka gudbisay sheegashada Kenya ee biyo badeedka Soomaaliya.