Akhriso magacyada guddiga farsamada Soomaaliya iyo Somaliland

1567

Dalka Jabuuti oo maalintii shalay lagu soo gabagabeeyay kulan laba cisho u socday Dowladda Soomaaliya iyo maamulka Somaliland ayaa isku afgartay in la magacaabo guddi farsamo oo labada dhinac ka socda.

Guddiga farsamada labada dhinac oo min 7-xubnood ah, halkaan hoose ka akhriso magacyadiisa, waxaana ka mid ah Wasiro, Xildhibaano iyo xubno kale oo kala matalaya Somalia iyo Somaliland:-