XULKA DHACDOOYINKA
Maxkamada gobolka Banaadir oo baafineysa eedeysanayaal isugu jira Soomaaliya iyo Ajaanib
admin -
0
Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa looga yeeray lix eedeysane oo isugu jira Soomaali iyo ajaanib kuwaasi oo loo heysto in ay faafiyeen warar ammniga qaranka lid ku ah iyo sameynta basaasid siyaasadeed.