XULKA DHACDOOYINKA
Madaxweynaha Galmudug oo deg deg ku tegay degaan lagala wareegay Al-Shabaab
Madaxwaynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (QoorQoor) oo maalmahaan lu sugnaa Magaalada Gaallacyo ayaa safar deg deg ah ku tegay furimaha dagaalka, gaar ahaan aaga deegaanka qaycad ee Gobolka Mudug, halkaas oo saaka...