Dufcaddii 6aad ee ciidamada Gorgor oo tababar loogu soo xiray Turkiga (Video)

1530

Magaalada Sparta ee wadanka Turkiga waxaa tababar loogu soo gabagabeeyay cutubyo ka tirsan ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee Gorgor, waxaana munaasabadda xirirtaanka tababarkaasi ka soo qeyb galay madax iyo sarkaaiil ka tirsan dowladaha Soomaaliya iyo Turkiga.