Ka Hortage Covid-19, ma in Masaajidada la xidhaa!!

1961
Assalamau Calaykum
Masaajidada in la xidho iyada oo magaaladii oo dhani furan ka hortag miyay u noqon xanuunka COVID-19. Waa talooyin aan qaybaha bulshada la wadaagayo. Hadaad fidinteeda nagala qaybgasho Allah khayr ha ku siiyo.