C/llaahi Gutale: “Dalkaan waa degenahay, beer iyo xoolana waa ku dhaqdaa”

1228

C/llaahi Gutale: “Dalkaan waa degenahay, beer iyo xoolana waa ku dhaqdaa”

Weriye C/salaan Hereri oo socdaal shaqo ku jooga wadan Zambi ayaa u kuur galay xaaladda Soomaalida ku sugan dalka Tanzania.

Mid ka mid ah ganacsatada Soomaaliyeed ee degan magaalada Lusaka oo dhacda bariga dalka Tanzania ayaa isagoo ku sugan beer uu halkaasi ku lahaa waxa uu ka war bixiyay xaaladiisa.

“Dalkaan waan degenahay xoolo iyo beerna waan ku dhaqdaa, marmarna guriga iigu dhex yaalo ayaan jiiftaa” ayuu yiri C/llaahi Axmed Gutaale.