Halkaan ka akhriso khudbadda Guddoomiyaha guddiga doorashooyinka

2607

Xaliimo Ismaaciil Ibraahim (Xaliimo Yarey) Guddoomiyaha guddiga doorashooyinka Qaranka oo maanta hor tegay golaha Baarlamaanka ayaa jeedisay khudbad ku saabsan xilli ay dalka ka dhaceyso doorasho qof iyo cod ah, iyadoona hoosta ka xariiqday inaysan dalka ka dhici karin doorasho ku dhacda xilligii loo asteeyay.

Halkaan ka akhriso nuqul ka mid ah khudbadda ay Baarlamaanka ka jeedisay Guddoomiye Xaliimo Yarey oo aan sideeda idinkugu soo gudbinay:-