29 C
Mogadishu
Thursday, October 22, 2020

XULKA DHACDOOYINKA

Xildh. Jeesow: “Md. Madaxweyne waxaan dalbaneynaa in Axmed Madoobe xabsiga la dhigo” (Dhageyso)

Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow ayaa si kulul uga hadlay xaaladda siyaasadeed ee Soomaaliya, doorka beesha caalamka, wafdiga ka socda maamulada Puntland iyo Jubaland, wuxuuna si cad uga dalbaday madaxweyne Farmaajo inuu xabsiga dhigo madaxweynaha...